SAWIRRO: Mkhitaryan oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay kooxdiisa cusub xili lagu dhawaaqay lambarka uu xiranayo

(London) 23 Jan 2018 Arsenal ayaa xalay si rasmi ah ula soo wareegtay kubadd abuurihii Manchester United ee Henrikh Mkhitaryan, wuxuuna kooxda u saxiixay heshiis 3-sano iyo bar ah.

kooxda ayaa goor dhaw shaacisay in Henrikh Mkhitaryan uu kooxda u xiran doono lambarkii uu ka tagay Alexis Sanchez ee “7”.

Arsenal manager Arsene Wenger shakes hands with his new signing at their London Colney training base

29 jirka reer Armenia ayaa tababarkii ugu horeeyay la qaatay asxaabtiisa cusub, ka hor kulanka habeen dambe ee League Cup-ka.

Laacibka ayaa si wanaagsan uga soo dhex muuqday tababarkiisii ugu horeeyay, waxaana la filayaa inuu qayb ka noqon doono kulanka Arsenal ay habeen dambe marti qaadi doonto Chelsea.

Mkhitaryan was given a warm welcome to the training ground by his new team mates, here with Eddie Nketiah

Mkhitaryan was soon involved in the training drills - and was tested by Jack Wilshere as a welcome to the club

The England midfielder keeps the ball away from Mkhitaryan during an exercise, with the Armenian in hot pursuit

The new man was given the runaround by Wilshere, who he could line up with in midfield against Swansea on January 30

Arsenal fans will hope Mkhitaryan is able to fill the attacking void left by Sanchez's departure to their top four rivals

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close