Benzema oo lagu soo daray safka Real Madrid ee caawa iyo kooxda uu Zidane xushay

(Madrid) 21 Jan 2018. Ugu dambeyn waxaa caawa fursad isu heli kara weeraryahanada BBC oo in mudda ah kala irdeysnaa.

Arintan ayaa imaneysa kaddib markii uu Zinedine Zidane shaxdiisa kulanka caawa ku soo daray Karim Benzea oo dhawaan dhaawac ka soo kabtay.

Kulankan ee ay caawa kula leeyihiin Bernabeu kooxda Deportivo La Coruna ayaa laga yaabaa 27 kulan kaddib in ay shaxda ku soo wada bilowdaan Bale, Benzema iyo Cristiano.

Hadafku waa in ay goolal dhaliyaan maadama Real Madrid dhiacaas aad uga liidatay dhawaan.

Kooxda uu Zidane u soo xushay kulanka Deportivo

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close