DEG DEG: Alexis Sanchez oo ku biiray Manchester United

(Manchester) 20 Jan 2018. Alexis Sanchez waxa uu si rasmi ah ugu biiray Manchester United.

Xiddiggan reer Chile ayaa bishanba aad suuqa looga hadal hayey ka tagitaankiisa Arsenal.

Hase ahaatee, labadii asbuuc ee u dambeeysay ayey xoogeysatay wararka la xiriirinayey Man United.

Ugu dambeyn waxa uu  £35 Malyan ugu biiray Red Devils oo uu toddobaadkii mushaar ahaan uga qaadan doono £450,000.

Haatan waxa uu ku sugan yahay xarunta tabaarka Manchester United ee Carrington oo uu tijaabada caafimaad ku mari doono caawa.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close