DAAWO: Maxay sameeyeen jamaahiirta Manchester United ee ku saabsan Sanchez intii ay u soo socdeen kulankii Burnley?

(Manchester) 20 Jan 2018. Sida ay Daily Mail qortay Alexis Sanchez waxa uu £35million ugu biiray Manchester United goor dhaweyd waxa uuna sugayaa oo uu haatan ku sugan yahay Carrington tijaabada caafimaadka.

Xiddigga reer Chile waxa uu mushaar aaa u qaadan doonaa  £45 Milyan toddoaadkii.

Hase aaatee, jamaahiirta Man United heshiiska oo noqon rasmi ayey soo qaateen safaleetiyaal oo ku sawira yayahay Sanchez oo laga duubay iyaaga oo u socda gegda Turf More e Burnley.

United 0-1 ayey uga badisay Burnley.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close