Day: January 20, 2018
-
Spain
DAAWO: Daaficii hore ee Real Madrid Fabio Coentrao oo u OOYAY sidii Canug Yar!!!!
(Lisbon) 20 Jan 2018. Sporting CP ayaa gool madi ah ku hogaamineysay Vitorial Setubal ciyaartii ay Jimcaha u safreen, iyadoo…
Read More » -
England
DAAWO: Maxay sameeyeen jamaahiirta Manchester United ee ku saabsan Sanchez intii ay u soo socdeen kulankii Burnley?
(Manchester) 20 Jan 2018. Sida ay Daily Mail qortay Alexis Sanchez waxa uu £35million ugu biiray Manchester United goor dhaweyd waxa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Dhacdo Xanuun badan oo lagu arkay Kulamadii dhawaan la ciyaaray Premier League….+SAWIRRO
(England) 20 Jan 2018. Weeraryahanka West Brom Salomon Rondon ayaa si kuuma kasin ah u jabiyay xiddiga qadka dhexe ee…
Read More » -
England
Totti oo ka kaftamay wararka sheegaya in Edin Dzeko ku biirayo Chelsea…..Muxuu yiri?
(Rome) 20 Jan 2018.Agaasimaha Roma Francesco Totti ayaa ku kaftamay wararka Edin Dzeko la xiriirinaya Chelsea maanta. Warar badan oo…
Read More » -
Suuqa
DEG DEG: Alexis Sanchez oo ku biiray Manchester United
(Manchester) 20 Jan 2018. Alexis Sanchez waxa uu si rasmi ah ugu biiray Manchester United. Xiddiggan reer Chile ayaa bishanba aad…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
INTER MILAN VS AS ROMA: Labada kooxood oo magacaabay laacibiinta ay habeen dambe….!
(Milano) 20 Jan 2018 – Diego Perotti iyo Maxime Gonalons ayaa ka maqnaan doona kooxda AS Roma oo habeen dambe…
Read More » -
England
DEG DEG: Sanchez oo soo gaaray Carrington [Daily Mail]
(Manchester) 20 Jan 2018. Alexis Sanchez wuu soo gaba gabeeyey hawgalkii ku biiridda Manchester United waxa uuna haata ku sugan yahay…
Read More » -
toos
Ronaldino oo farriin maca-salaamayn ah soo qoray!
(Porto Alegre) 19 Jan 2018 – Ronadinho ayaa go’aansaday inuu ciyaaraha gebi ahaanba ka fariitso, isagoo farriinyaa soo mariyay walaalkii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: ”Waa inaan ciyaaraha dilnaa xilli fiican” – Gattuso
(Milano) 20 Jan 2018 – Gennaro Gattuso ayaa AC Milan ku boorriyay inay “ciyaaraha dilaan” isla markaana ay Cagliari ku…
Read More » -
England
Wenger oo ugu danbayntii xaqiijiyay in Alexis Sanchez uu joogo magaalada Manchester
(London) 20 Jan 2018 Tababaraha kooxda Arsenal oo goor dhaw qabtay shirka jaraa’id ee kadib guushii Crystal Palace ay kooxdiisu ka…
Read More »