WAAYO DHAMAADAY: Ka bogo sawirradii waayihii ciyaareed ee Ronaldinho + Sawirro

(Brasilia) 17 Jan 2018 – Laaicbka Ronaldinho in ku filan buu ku qoray buugaagta kubadda cagta gaar ahaan, kuwooda ugu xiisaha badan, maanta ayuuse rafacey aqlaamtii lahaa khadka dahabiga ah.

Horyaalkii hore ee Barcelona iyo Milan ayaa guddoonsadey inuu kubadda ka howlgabo. “Ronaldinho wuu ka haray kubadda cagta, waa dhamaatay,” ayuu walaalkii Roberto de Assis u sheegay O Globo.

Roberto ayaa sheegay inay qaban qaabinayaan ciyaar sagootin ah kaddib dhamaadka KA2018, gaar ahaan bisha Agoosto oo uu sheegay inay dhacdooyin ku qaban doonaan Brazil, Europe iyo Asia – iyadoo ay ciyaartu noqon doonto mid ay xiddigo caalami ihi la dheeli doonaan Brazil.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa sawirrada waayihiisii ciyaareed ee hoos ka dheeho.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close