Jordi Alba oo BAXAR ku Jira kaddib markii uu taagay Farta Dhexe

(Spain) 15 Jan 2018. Intii lagu guda jiray kulankii xalay ee Real Sociedad iyo Barcelona, Jordi Alba ayaa aflagaadeeyay mid ka mid ah xiddigaha kooxda martigaliyayaasha kaddib markii uu farta dhexe u taagay.

Waxay dhacdadaasi ahayd tii ugu muranka badneyd ciyaarta madadaalada lahayd ee la iska dhaliyay lixda gool.

Falka uu ku kacay daafaca reer Spain waxaa soo qabtay Movistar+ cameras, waana la arki doonaa haddii sheekadan lagu ganaaxi doono Alba iyo inkale.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close