Day: January 14, 2018
-
England
Bournemouth oo Balaayo ku dhigtay Arsenal….+SAWIRRO
(England) 14 Jan 2018. Bournemouth ayaa beerka uga dhacday Arsenal oo ay ku martay 2-1, xilli safka kooxda laga reebay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MA MADAXWAYNAA????: Soo dhaweyntii Arda Turan oo qalalaaso abuurtay…(Booliska oo…)
(Istanbul) 14 Jan 2018. Booliska dalka Turkiga ayaa gaaray heer ay isticmaalaan Gaaska wax ka ilmeysiiya si ay u xakameeyaan…
Read More » -
Afrika
Mourinho iyo Woodward oo heshiiyey…..Maxaa lagu heshiiyey?
(Manchester) 14 Jan 2018. Waxaa lagu soo warrayamayaa in Jose Mourinho uu la heshiiyey Ed Woodward oo ah ku xigeenka madaxa…
Read More » -
England
Daafaca ugu qaalisan adduunka Virgil van Dijk oo seegaya kulanka caawa ee Manchester City
(England) 14 Jan 2018. Virgil van Dijk ayaa la warinayaa inuu dhaawac ku seegi karo kulanka caawa fiidkii ay Liverpool…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter oo u duulaysa Barcelona si ay u hesho Rafinha
(Milano) 14 Jan 2018 – Waxaa lasoo werinayaa in maareeyaha suuqa ugu qaybsan kooxda Inter ee Piero Ausilio uu ku…
Read More » -
Italy
Baartitaan ku socda Berlusconi iyo iibkii Milan oo ay sheeko ka soo cusboonaatay
(Milan) 14 Jan 2018. Sida laga soo xiganayo jariiradaha La Stampa iyo Secolo, Silvio Berlusconi waxaa lagu wadaa baaritaan la xiriira…
Read More » -
France
Real Madrid oo isku daraysa lacag iyo Cristiano Ronaldo si ay u hesho Neymar
(Madrid) 14 Jan 2018 Madaxwaynaha Real Madrid ee Florentino Perez ayaa dajiyay qorshihii uu ku soo xerogalin lahaa laacibka reer Brazil…
Read More » -
Spain
“Kooxda ayaan lagu soo darin laacib kaan” – Messi oo si xoogan uga horyimid saxiix wayn oo Barcelona ay doonayso
(Barcelona) 14 Jan 2018 Lionel Messi ayaa si wayn uga horyimid saxiix kooxdu ay doonayso inay dhamaystirto dhamaadka xiliciyaareed kaan. Laacibka…
Read More » -
England
Sanchez oo fashiliyay qorshihii suuqa kala iibsiga ee tababare Jose Mourinho (Sidee?)
(Manchester) 14 Jan 2018 Weerar yahanka Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa fashiliyay qorshihii dhanka suuqa kala iibsiga ee tababare Jose Mourinho.…
Read More » -
England
Chelsea oo badalka Michy Batshuayi ka raadinaysa Barcelona (Yeey diirada saaratay?)
(London) 14 Jan 2018 Chelsea ayaa baadi goob u gashay badalka weerar yahanka reer Belgium ee Michy Batshuayi kaas oo ku…
Read More »