Marcelo oo ay diiradda saaran tahay kulanka Villarreal

(Madrid) 13 Jan 2018. Kadib markii lagu eedeeyey bandhiyo xumadiisa,khaasatan bandhigyadiisii daafaca, Marcelo qodob ayuu ku muujin doonaa Villarreal.

Ahaanshaha fureyaasha weerarka Real Madrid,hadana maqnaanshihiisa waxa ay keentay in kooxda ku banaanaado daafaca oo laga dhaliyo goolal.

Kabtanka labaad ee Los Blancos diiradda ayaa ku saarnaan doonta Estadio Santiago Bernabeu waxaana qiime leh in la daawado bandhigyadiisa kulanka Naakhuudeyaasha Huruudiga ah.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close