Day: January 13, 2018
-
Bannaanka Garoonka
YAAB: Hal Qoys ayaa hortaagan in la dhiso Garoonka Chelsea….SABAB????
(London) 13 Jan 2018. Hal qoys ayaa laf dhuun gashay ku noqotay hannaankii lagu dhishi lahaa garoonka cusub ee naadiga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
LAYAAB: Saxiixa cusub ee Barcelona oo diiday inuu gudaha u galo Camp Nou isaga oo kobo wata (Ogoow sababta ku kaliftay)
(Barcelona) 13 Jan 2018 Saxiixa cusub ee kooxda Barcelona oo haatan loo soo bandhigayo saxaafada iyo taageerayaasha ayaa diiday inuu gudaha…
Read More » -
Spain
Yerry Mina oo si rasmi ah u saxiixay heshiiska uu ugu biiray Barcelona +SAWIRRO
(Barcelona) 13 Jan 2018 Daafaca reer Colombia ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska uu ugu biiray kooxdiisa cusub ee Barcelona.…
Read More » -
Spain
RASMI: Arda Turan oo ka tagay Barcelona
(Istanbul) 13 Jan 2018 Laacibka reer Turkey ee Arda Turan ayaa ka tagay kooxda Barcelona isaga oo dib ugu laabtay dalkiisa hooyo.…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo ka hadlay lacagtii Barcelona ay ku iibsatay Philippe Coutinho
(Manchester) 13 Jan 2018 Tababaraha kooxda Manchester City ayaa ka hadlay lacagtii Barcelona ay ku iibsatay Philippe Coutinho suuqaan Janaayo. Philippe Coutinho…
Read More » -
Soomaaliya
Jadwalka Horyaalka Somalia Primier League oo la soo saaray ’ Heegan Vs Elman, Banaadir Vs Horseed
(Muqdisho) 13 Jan 2018. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa si hor dhac ah u soo saaray jadwalka wareega koowaad…
Read More » -
England
Marcelo oo ay diiradda saaran tahay kulanka Villarreal
(Madrid) 13 Jan 2018. Kadib markii lagu eedeeyey bandhiyo xumadiisa,khaasatan bandhigyadiisii daafaca, Marcelo qodob ayuu ku muujin doonaa Villarreal. Ahaanshaha fureyaasha…
Read More » -
Holland
Haddii Sanchez heshiis shaqsiyadeed la gaaray sida la qabo Man United waa sidee dareenka Wenger ee Ozil?
(London) 13 Jan 2018. Arsenal tababareheeda Arsene Wenger waxa uu sheegay in uusan ka rajo dhigin Mezut Ozil in uu sii…
Read More » -
England
Man City oo dooneysa Fred
(Manchester) 13 Jan 2017. Waxaa la soo warinayaa in Manchester City ay dooneyso £45m in ay kula soo wareegtay khadka dhexe…
Read More » -
England
Tottenham oo ka hortimid wararka Harry Kane la xiriirinaya Real Madrid
(London) 13 Jan 2018 Mauricio Pochettino ayaa niyada u qaboojiyay taageerayaasha kooxdiisa kadib markii uu sheegay in Harry Kane aan laga…
Read More »