RASMI: Francis Coquelin oo ku biiray Valencia…(Lambarkee loo xiray)

(Spain) 12 Jan 2018. Naadiga Valencia ayaa xaqiijisay inay dhammeystirtay saxiixa xiddiga qadka dhexe ee naadiga Arsenal Francis Coquelin.

Kooxda reer Spain ayaa kula soo wareegtay laacibka reer France adduun dhan 10.6 milyan oo bound.

Coquelin ayaa kooxdiisa cusub u saxiixay heshiis dheer oo ku eg ilaa June 2022, Waxaana loo xiray No.17 isagoona durba tababarka la bilaabay.

DAAWO SAWIRRO:

 Francis Coquelin is a Valencia player

 The Gunners sold Fancis Coquelin after 10 years of service

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close