DEG DEG: UEFA oo soo saartay shaxdii ugu fiicnayd sanadkii dhamaaday ee 2017 (Kooxdee ku leh ciyaartoyda ugu badan?)

(Nyon) 11 Jan 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaas si rasmi ah daaha uga qaaday shaxda kooxdii ugu fiicnayd sanadkii dhamaaday.

Sanado badan kadib, horyaalka ingiriiska ayaa ku yeeshay ciyaartoy shaxda sanadka ee UEFA, waxaana gabi ahaanba laga dhex waayay ciyaartoyda horyaalka Jarmalka.

Real Madrid ayaa ah kooxda ugu badan ee ciyaartoy ku leh shaxda sanadkii dhamaaday ee 2017, kadib markii kooxdu ay difaacatay Champions League.

Shaxdii ugu fiicnayd sanadkii dhamaaday ee 2017:

Goolhaye: Buffon.

Daafac: Alves, Ramos, Chiellini, Marcelo.

Qad dhexe: De Bruyne, Kroos, Modric, Hazard.

Weerar: Messi, Ronaldo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *