Best Friends: Shanta ciyaaryahan ee saaxiibada dhabta ah…..(Ronaldo iyo?)

(London) 11 Jan 2018. Saaxiib dhab ah ma fududa in la helo….hase ahaatee, dunida maanta waa laga heli karaa laba nasiib u yeeshay in ay isugu wacaan “BestFriends”.

Kubadda Cagta kama duwana School-lada, Jaamacaddaha iyo goobaha shaqada – waa madal dhallinyaro, baashaal waxa ay dhalisaa saaxiibo dunida caan ka noqda!

Dhinaca kale ma sahlana in laga helo saaxiibo dhab ah maadama CAANIMADU keeni karto qab weyne oo in la’sla jaan qaado adkaato.

Hadaba, shantan hoose waxa ay ka gudbee caqabadaas waxaana loogu yeeraa saaxiibada isugu jecel kubadda cagta!

Alaba_Ribery

5. David Alaba iyo Franck Ribery

maxresdefault

4. Cristiano Ronaldo iyo Marcelo

B-eWbUUIIAAEhFX

3. Olivier Giroud iyo Laurent Koscielny

maxresdefault-1-3

2. Paul Pogba iyo Jesse Lingard

960

1. Paul Scholes iyo Gary Neville

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close