Day: January 11, 2018
-
England
Liverpool oo wadahadal la furtay RB Leipzig si ay bishaan u hesho Naby Keita
(Liverpool) 11 Jan 2018 Liverpool ayaa wadahadal la furtay kooxda horyaalka Jarmalka ee RB Leipzig si ay u hesho suuqa Janaayo laacibkeeda…
Read More » -
England
Henrikh Mkhitaryan + Lacag (Arag dalabka Man United ay ka gudbisay Alexis Sanchez)
(Manchester) 11 Jan 2018 Manchester United ayaa dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay weerar yahanka Arsenal ee Alexis Sanchez. Mirror ayaa daaha…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Messi waligiis qalbiga igama dilin, mana idhihin ha ii soo dirin….” – Eric Abidal oo beeniyay warkii laga faafiyay
(Barcelona) 11 Jan 2018 Daaficii hore ee Barcelona ayaa beeniyay war shalay la faafiyay kaas oo sheegayay in Messi uu si…
Read More » -
England
DEG DEG: Manchester United oo soo gashay tartanka saxiixa Alexis Sanchez (City oo godkeedu biyo ugu soo galeen)
(London) 11 Jan 2018 Manchester United ayaa si rasmi ah u soo gashay tartanka saxiixa weerar yahanka Arsenal ee Alexis Sanchez. Weerar…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Massimiliano Allegri oo ogolaaday inuu noqdo tababaraha cusub ee Chelsea
(London) 11 Jan 2018 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa ogolaaday inuu layliyo xiliciyaareedka dambe kooxda Chelsea. Corriere dello Sport ayaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Marcelo oo raacay isla wadadii Modric si uu uga fogaado inuu XABSI galo
(Madrid) 11 Jan 2018 Daafaca reer Brazil ee Marcelo ayaa raacay wadadii saaxiibkiis Luka Modric si uu uga badbaado in xabsi…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay Rafinha iyo Barcelona oo jawaab laga sugayo
(Milan) 11 Jan 2018 Inter Milan ayaa dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay laacibka Barcelona ee Rafinha sida uu baahiyay Gianluca Di Marzio.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wax ka baro 10-Xaqiiqooyin oo ku aadan Saxiixa Cusub ee Barcelona Yerry Mina
(Spain) 11 Jan 2018. Barcelona ayaa gacanta ku soo dhigtay daafaca reer Colombia ee Yerry Mina kaa oo ay kala…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo wadahadal kula jirta tababare CAAN ah si ay ugu badasho Zinedine Zidane
(Madrid) 11 Jan 2018 Waxaa soo muuqanaya in madaxwaynaha Real Madrid ee Florentino Perez uu go’aansaday inuu iska cayriyo Zinedine Zidane. Kooxda…
Read More » -
England
Gerard Pique oo ka hadlay wararka Umtiti la xiriirinaya Man City iyo Manchester United
(Barcelona) 11 Jan 2018 Gerard Pique ayaa ka hadlay wararka Samuel Umtiti la xiriirinaya kooxaha magaalada Manchester oo tartan ugu jira…
Read More »