Maxaa Messi iyo Pique lagu sameeyey El Clasico oo hadda lagu ganaxayo Real Madrid?

pique-messi-cropped_16iqajedzjbzt1kz3cbpijp1qf

(Madrid) 10 Jan 2017. Warbixinadii kulamadii 17 iyo 18-aad ee La Liga ayaa la soo saaray, Real Madrid waxa ay halis ugu jirtaa ganaax.

Walow ay jireen erayo lagu weerarayey ciyaaryahanada kulamadii kale, hadana kuwii ka dhanka ahaa Lionel Messi iyo Gerard Pique ayaa si gaar ah loola soo baxay.

Waxaa marka hored dawac laga keenay daqiiqaddii 64aad ee kulankii La Liga oo ay 10,000 oo taageere kuwaas oo kala fadhiyey meelo kala duwan ee garoonka in ay si isku xiran u aflagadeenayeen Messi muddo ku siman 10 ilbiriqsi.

Daqiiqaddii 83aad ee kulanka, sheekada waxaa loo leexiyey Pique xilli la sugayey in ciyarta bedel ka dhaco.

Dhacdadaas waxaa ka qeyb qaatay 1,300 oo taageere oo ku kala firshisanaa qeybaha garooka  ee 116, 118 iyo 120 muddo iyaduna ku siman “10 ilbiriqsi.

Hase ahaatee, inta kale ee garoonka fadhiday warbixintu waxa ay sheegtay in si wacan u dhaqmeen weyna ku dhiirigalisay sii wadida adaabtaas.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close