DHEGAYSO: Diyaar garowgii ugu dambeeyay Russia ee koobka adduunka, Bilicda Moscow, ammaanka iyo arrimo kale oo xasaasi ah oo aan ka wareesanay Nasro Kiin Hashi Nurre

world cup 2018

(Moscow) 10 Jan 2018. Sidaad la socotaan bartamaha sanadkan waxaa dalka Russia ka bilaaban doona koobka adduunka kaasi ay kasoo qayb gali doonaan 32 wadan oo qaaradaha adduunka ka kala imaan doona waxaana jira diyaar garow xoogan oo meel gabo gabo ah maraya oo laga dareemayo magaalooyink 12 ka ah ee lagu marti galin doono dhacdadaasi.

Si aanu wax badan ugu ogaano diyaar garowgii ugu dambeeyay ee Russia koobka adduunka,sida amaanka,bilicda caasimada,soo dhawaynta malaayiinta qof ee imaanaysa dalkaasi ayaa waxaa ka wareesanay wariyaheena Nasro Kiin Xaashi Nuurre oo ku sugan caasimada Moscow waxaana wareestay wariye Abdullaahi Hassan Baliil oo Muqdisho jooga.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA:

 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close