Xilliyada la dheelayo horyaalka Talyaaniga oo wax laga bedeley! (Jadwal cusub)

(Roma) 08 Jannaayo 2018 – Hay’adda Lega Serie A ayaa ku dhawaaqday isbedello ay ku sameeysay xilliyada la ciyaarayo kulamada horyaalka Talyaaniga ilaa todobaadka 29-aad, iyadoo lasoo hormariyay kulanka Derby della Mole.

Dhamaanba kulamada Serie A oo idil waxaa ku jirtey jadwalka 14.00 UK time oo Axadda ah, ama 19.45 oo ah kulamada dhaca Arbacada bartamaha todobaadka.

Yeelkeede, kulamada ayaa haatan loo weeciyay sababo la xiriira in la waafajiyo rabitaanka TV-yada soo duwa ciyaarahan, sidaa darteed bay hay’adda maamusha horyaalka Talyaanigu soo saartay jadwalkii hore oo wax laga bedeley.

Isbeddellada la sameeyay ayaa khuseeyn doona min todobaada 22-aad ilaaa midka 29-aad ee lug-celiska horyaalka Talyaaniga.

HOOS KA EEG LIISKA JADWALKA CUSUB EE SERIE A [AMINTU WAA UK]:

 

Week 22

Sassuolo-Atalanta – Saturday January 27 17.00
Chievo-Juventus – Saturday January 27 19.45
Spal-Inter – Sunday January 28 11.30
Milan-Lazio – Sunday January 28 17.00
Roma-Sampdoria Sunday January 28 19.45

Week 23

Sampdoria-Torino – Saturday February 3 17.00
Inter-Crotone – Saturday February 3 19.45
Verona-Roma – Sunday February 4 12.30
Benevento-Napoli Sunday February 4 19.45
Lazio-Genoa – Monday February 4 19.45

Week 24

Fiorentina-Juventus – Friday February 9 19.45
Spal-Milan – Saturday February 10 14.00
Crotone-Atalanta – Saturday February 10 – 17.00
Sassuolo-Cagliari – Sunday February 11 11.30
Roma-Benevento – Sunday February 11 19.45

Week 25

Udinese-Roma – Saturday February 17 14.00
Chievo-Cagliari – Saturday February 17 17.00
Genoa-Inter – Saturday February 17 19.45
Torino-Juventus – Sunday February 18 11.30
Atalanta-Fiorentina – Sunday February 18 17.30
Milan-Sampdoria – Sunday February 18 19.45
Lazio-Verona – Monday February 19 19.45

Week 26

Bologna-Genoa – Saturday February 24 17.00
Inter-Benevento – Saturday February 24 19.45
Crotone-Spal – Sunday February 25 11.30
Juventus-Atalanta – Sunday February 25 17.00
Roma-Milan – Sunday February 25 19.45
Cagliari-Napoli – Monday February 26 19.45

Week 27

Spal-Bologna – Saturday March 3 14.00
Lazio-Juventus – Saturday March 3 17.00
Napoli-Roma – Saturday March 3 19.45
Genoa-Cagliari – Sunday March 4 11.30
Milan-Inter – Sunday March 4 19.45

Week 28

Roma-Torino – Friday March 9 19.45
Verona-Chievo – Saturday March 10 19.45
Fiorentina-Benevento – Sunday March 11 11.30
Inter-Napoli – Sunday March 11 19.45

Week 29

Benevento-Cagliari – Saturday March 17 17.00
Spal-Juventus – Saturday March 17 19.45
Sampdoria-Inter – Sunday March 18 11.30
Lazio-Bologna – Sunday March 18 17.00
Napoli-Genoa – Sunday March 18 19.45

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close