Xiddig ka tirsan Man United oo Joog Dacas ah ku iibsaday 675 bound

lacg

(Manchester) 08 Jan 2018. Xiddigaha Manchester United ayaa u duulay Dubai si ay tababar ugu soo qaataan cad ceeda/qoraxda.

Waxaase yaab ahayd in daafaca reer Argentina ee Marcos Rojo uu safarka qeyb ka ahaa isagoo xiran Dacas lagu soo iibiyay adduun dhan 675 bound oo u dhiganta ku dhawaad Kun Doolar.

Dacaska ayaa waxaa soo saartay Shirkada caanka ah ee Gucci, waxaa sidoo kale dacaskan ka heli jiray Flop kii hore ee Manchester United Memphis Depay.

dac Manchester United ayaa Dubia ka joogi doonta hoteelka five-star One&Only Royal Mirage kaa oo ku caan ah inuu yahay mid ka mid ah kuwa ugu raaxada badan uguna qaalisan Bariga dhexe.

Halkii laacib ee Man United ah ayaa habeenkii Hoteelkaa ku deganaan doona isku cel celis 455 bound.

Red Devils ayaan ciyaari doonin ilaa habeenka Isniinta ee soo socota sidaa darteed kooxda ayaa waqtigeeda ugu faa’iideysatay fasax ay ku tagtay Dubai si ay Diirimaad u soo helaan.

daccda

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close