SAAMEYNTA NEYMAR: Laacibiin sar sare oo uu Neymar saaqidiyey

1-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-3-760x500

(Catalonia) 08 Jan 2018. Dib aan u milicsanno koobkii aduunka ee 1994, waxaa ku guuleystay Romario, Neymar waxa uu sheegay in xiddiggaas aha midka saameynta ugu badan ku leh dheeshiisa, ma aha Lionel Messi.

Kuma uusan qaldaneyn. Aaan si gaar ah ugu fiirsanno dhaq dhaqaaqa banaanka garooka, qaar saaqidinaya kuwo kale, kuwaa u dhigga ilbixin!

Mbappe waxa uu ku soo biiray PSG oo uu uga yimi Monoco xagaagii hore iyada oo laga bixin doono aduun dhan £166m marka uu ol’olehan dhammaado.

Wixii intaa ka dambeeyey 18 jirka waxa uu noqday garabka Neymar kaas oo fariimo u diray si uu ugu soo biro Perd de Princes.

Victoire 3-1 contre Caen 🔴🔵

A post shared by Kylian Mbappé (@k.mbappe29) on

Gegida gudeheeda saanta wey iskula heleen, 29 gool iyo 23 caawin ayey sameeyen isku darkooda.

Banaanka garoonka, iyada oo uusan dhammaan xilli ciyaareed, Mbappe waxa uu soo bandhigay naqshad jaradiisa cusub markii uu u dabaal dagayey dhalashadiisii 19-aad.

Badi dadku waxa ay aaminsan yihiin in Neymar gaaray go’aankii saxda ahaa si uu uga hoos baxo harka Lionel Messi. Walow Messi soo bar baariyey Neymar hadana Brazilian-ka isna wuu sameeyey Argentine-ka; Twitte-kii 2016 ayaa laga arki karaa!

EEG SAWIRADDA LA SOO DHIGAY TWITTER-KA

1-Recovered-Recovered-Recovered-Recovered-32

Messi ma lahayn Tattoo – xittaa hal jirkiisa kuma sawirneyn inta uusan Neymar imaan Barca – haddase kala bar waa wada Tattoo! Neymar miyaa saaqidiyey!?

Ka imow Messi, xittaa wiilka uu dhalay ayaa sidiisa u dabaal dagay!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close