Lambarkee ayuu Coutinho u xiranayaa Barcelona?????

brr

(Europe) 08 Jan 2018. Barcelona ayaa maanta si rasmi ah gegada Nou Camp ugu soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Coutinho laakiin maaliyadiisa wax Lambar ah kama aysan muuqan.

Maadaama uu laacibka saddex Usbuuc dhaawac uga maqnaan doono kooxdiisa, Barca ayaan qabin wax deg deg ah inay Lambar cusub u dhiibto xiddiga reer Brazil.

Lambarka ugu hooseeya ee bannaan ee la heli karo ayaa ah No. 24.

Laakiin waxaan meesha laga saari karin in Barca ay dooneyso in Coutinho uu xirto midkood Lambarada Arda Turan, Rafinha, Mascherano ama Aleix Vidal.

br

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close