Klopp oo ka dalbaday maamulka Liverpool soo xero galinta Mahrez

Riyad-Mahrez_0

(Liverpool) 08 Jan 2018. Jurgen Klopp waxa uu ugu baaqay maamulka Liverpool in ay soo xero galiyaan Riyad Mahrez halka uu wali xiiseenayo Thomas Lemar.

Reds waxa ay £142m uga iibisay Coutinho halka ah  £75m kala soo baxday Van Dijk.

Sida ay Mirror qoryeso xiddigga Leicester City, Mahrez iyo Lemar ayaa shiiska u saaran.

Monoco wey is yara adkeysay taas ayaana keentay in Klopp ku dayo dawacooyinka in uu kala xaajoodo Mahrez.

Waxaa iyana xulashooyin ah xiddigaha Schalke 04 iyo Nice, Leon Goretzka iyo  Jean Michael Seri.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close