Kala sarreynta goolasha ee kooxaha Yurub iyo Real Madrid oo BOOS kaa yaabinaya ku jirta…..

15154092137945

(Madrid) 08 Jan 2017. Marka koox haysato awoodda duullaan sida Real Madrid, waa SHOOK xogta kuu soo baxeysa marka aad eegto booska kooxda reer Spain kaga jirto naadiyada Yurub eek ala sarreynta goolasha ay dhaliyeen kolkan.

Iyada oo ay Los Blacos siideysay goolal (Laga dhaliyey) tiro le’eg intii xilli ciyaareedkii 2016-17 hadda oo kale laga dhaliyey hadana waxaa aad u hooseeyaa inta ay dhalisay.

Ma jiro ciyaaryahan ugu jira 20ka sare ee goolasha laacibiinta shaqsi ahaan u dhaliyeen – kooxdana waxa ay qaaradda uga jirtaa booska 23-aad.

Man City ayaa ugu horreeysa 64, PSG 58 waana kuwa ay ku aadan yihiin wareegga 16ka Champions League-ga

Taas waxaa dheer in ay xittaa ka goolal badan yihiin Lazio, Leicester City, Sampdoria, Marseille iyo Udinese.

Goolal

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close