Iyada oo la ogyahay in uu xun yahay cilaaqaadka Neymar iyo Barca miyuu la soo xiriiraray saaxiibkii Coutinho markii uu ku biiray Camp Nou?

Screen-Shot-2016-11-04-at-11.03.43

(Rome) 08 Jan 2017. Philippe Coutinho waxaa u soo hambalyeey Neymar kaddib markii la xaqiijiyey in uu ku biiray Barcelona.

Neymar waxa uu Barcelona uga biiray PSG xagagii hore – heshiis ku kacay €222million,wixii intaa ka dambeeyey cilaaqaadka Brazilian-ka iyo kooxdiisii hore wuu xuma.

Josep Maria Bartomeu waxa uu sheegay in ay qalad ahayd aaminaadda Neymar balse xiddigga waxa uu taas ku tilmaamay ‘KAFTAN’.

Hase ahaatee, Neymar wuu u riyaaqay saaxiibkiis in uu ku biro Barca.

“Neymar waxaan kula ciyaaraa xulka qaranka waxaana saaxiibo ahayn ilaa iyo yaraanteenii,” ayuu Coutinho ku sheegay shirkii jara’d.

“Wuu ii hambaleeyey waxa uuna sheegay  in qolka lebisku yahay mid cajiib ah.

“Luis Suarez iyo Paulinho  sidoo kale waxa y ii rajeeneyeen in aan mustaqbal aad u farxad badan ku yeelan doono halkan.”

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close