Isku aadka Wareega 4-aad ee FA Cup oo la sameeyay…(Muruq waynta yaa lagu beegay?)

faa

(England) 08 Jan 2018. Waxaa la soo saaray wareega afaraad ee FA Cup xilli Arsenal xalay tartankan laga cirib tiray.

Manchester United ayaa kooxda ugu liidatay la ciyaareysa ee Yeovil, kuwaa ay wareega 3-aad horey ugu kulmeen 2015 kolkaa ay Red Devils ku adkaatay 2-0.

Hogaamiyayaasha Premier League ayaa ku aadi doonta cida ka soo baxda Cardiff ama Mansfield. Halka Chelsea ay ku beegmi doonto Newcastle United waa haddii ay ka soo gudubto Norwich City ay 0-0 la dhaafi waysay is aragoodii hore.

Kooxda Jurgen Klopp ee Liverpool ayaa iyana wareega afaraad qoorta loo suray West Brom.

Kulamada wareega afaraad ee FA Cup ayaa la kala ciyaari doonaa 27 iyo 28 bishan Janaayo.

EEG ISKU AADKA:

is

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close