EEG: Shaxda ugu qaalisan kubbada cagta adduunka

kaddib

(Europe) 08 Jan 2018. Coutinho ayaa dhigay Rikoodhka laacibkii ugu qaalisanaa ebid Taariikhda ee laga soo iibsado Premier League kaddib markii uu 145 milyan ugu biiray Barcelona.

Laacibka ayaa Tijaabada caafimaad ka gudbay goor dhow ayaana saxaafada loo soo bandhigi doonaa.

Haddaba laacibka reer Brazil ayaa ku biiray Shaxdii ugu qaalisaneyd ebid kubbada cagta taa oo ku kaceysa 1.02 BILLION oo ay soo bandhigtay The Sun.

EEG SHAXDA UGU QAALISAN KUBBADA CAGTA ADDUUNKA:

s

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close