Day: January 8, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Xilliyada la dheelayo horyaalka Talyaaniga oo wax laga bedeley! (Jadwal cusub)
(Roma) 08 Jannaayo 2018 – Hay’adda Lega Serie A ayaa ku dhawaaqday isbedello ay ku sameeysay xilliyada la ciyaarayo kulamada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Lambarkee ayuu Coutinho u xiranayaa Barcelona?????
(Europe) 08 Jan 2018. Barcelona ayaa maanta si rasmi ah gegada Nou Camp ugu soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Coutinho…
Read More » -
England
Isku aadka Wareega 4-aad ee FA Cup oo la sameeyay…(Muruq waynta yaa lagu beegay?)
(England) 08 Jan 2018. Waxaa la soo saaray wareega afaraad ee FA Cup xilli Arsenal xalay tartankan laga cirib tiray.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiddig ka tirsan Man United oo Joog Dacas ah ku iibsaday 675 bound
(Manchester) 08 Jan 2018. Xiddigaha Manchester United ayaa u duulay Dubai si ay tababar ugu soo qaataan cad ceeda/qoraxda. Waxaase…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacib wayn oo ka tirsan Barcelona oo Guri Dariskiisa ah u iibiyay Coutinho
(Spain) 08 Jan 2018. Saxiixa cusub ee Barcelona ayaan Hotel degi doonin oo wuxuu toos ugu xaroon doonaa gurigiisa maadaama…
Read More » -
Wararka
Suarez oo ka hadlay imaanshaha Coutinho ee Barcelona
(Catalonia) 08 Jan 2017. Luis Suarez waxa uu sheegay in uu sugi la’yahay kula safashada Barcelona saxiixooda cuub Philippe Coutinho. Coutinho…
Read More » -
Wararka
Klopp oo ka dalbaday maamulka Liverpool soo xero galinta Mahrez
(Liverpool) 08 Jan 2018. Jurgen Klopp waxa uu ugu baaqay maamulka Liverpool in ay soo xero galiyaan Riyad Mahrez halka uu…
Read More » -
Wararka
Iyada oo la ogyahay in uu xun yahay cilaaqaadka Neymar iyo Barca miyuu la soo xiriiraray saaxiibkii Coutinho markii uu ku biiray Camp Nou?
(Rome) 08 Jan 2017. Philippe Coutinho waxaa u soo hambalyeey Neymar kaddib markii la xaqiijiyey in uu ku biiray Barcelona. Neymar…
Read More » -
Wararka
Mina oo la muddeeyey goorta uu tijaabada caafimaad u mari doono Barcelona
(Catalonia) 08 Jan 2017. Barcelona waxa ay aad ugu raja weytahay in ay laacib kale keento dhammaadka toddobaadkan, daaaca Palmeiras, Yerry…
Read More » -
Suuqa
Milan oo heshiiska ay Boca uga soo qaadaneyso Maroni raacineysa Gomez
(Milan) 08 Jan 2017. Waxaa la soo warinayaa in Milan ku dari doonto heshiiska ay Boca Juniors uga dooneyso Gonzalo Maroni…
Read More »