Day: January 7, 2018
-
Wararka
Muxuu ka yiri Coutinho ku biirista Barca?
(Catalonia) 08 Jan 2017. Philippe Coutinho waxa uu ku tilmaamay ku soo biiristiisii Barcelona riyo rumowday kaddib markii lagu soo bandhigay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CAJIIB!! Mourinho wali kama guurin Hotel-kii uu ku soo dagay 18 bilood kahor, xaaskiisa London ayey wali daggan tahay….Mar la weydiiyey sababta aqri jawaabta la yaabka leh ee uu bixiyey!
(Manchester) 07 Jan 2017. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay ku noolaansha barmaha magaalada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
‘In aan ka aarsado ayaan rabay Manchester United laakiin aney i goosatay”, – Van Gaal oo ficilkan isku dayey kaddib markii la eryey balse ka qoomameeyey….
(Mamchester) 07 Jan 2018. Louis Van Gaal waxa uu daaha ka rogay in uu doonayey in uu lacagta ugu badan ka…
Read More » -
Spain
Coutinho oo markii ugu horaysay soo gaaray Camp Nou +SAWIRRO iyo Muuqaal
(Barcelona) 07 Jan 2018 Philippe Coutinho ayaa markii ugu horaysay soo gaaray Camp Nou isaga oo ah laacib ka tirsan Barcelona.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Liverpool oo taageereyaasheeda u celineysa LACAG kaddib bixitaankii Coutinho!
(Liverpool) 07Jan 2017. Liverpool waxa ay ku dhawaaqday in ay taageereyaasheeda u celin doonto lacagihii £50 ee ay ka bixiyeen funaanada…
Read More » -
England
FA Cup: Nottingham Forest oo koobka ka ciribtirtay Arsenal +SAWIRRO
(Nottingham) 07 Jan 2018 Kooxda Nottingham Forest ayaa Arsenal ka ciribtirtay koobka FA cup-ka oo ay difaacanaysay xiliciyaareed kaan. 20-daqiiqo, daafaca Nottingham…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Gianluigi Buffon oo ay qalqiil ka geli karto fursad uu ku jebin lahaa rikoodh uu dhigay Maldini
(Torino) 07 Jannaayo 2018 – Qabtaha Gianluigi Buffon ayaa u muuqda mid xagaagan kaliya bareejayn kara rikoodhka safashada ugu badan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inter Milan oo hanatay Supercoppa-ha da’yarta + Sawirro
(Milano) 07 Jannaayo 2018 – Da’yarta Inter Milan ee loo yaqaanno Primavera ayaa hantay Supercoppa, kaddib markii ay 2-1 uga…
Read More » -
Aasiya
Maxaad ka taqaanaa laacibka ugu TAAJIRSAN kubbada cagta Adduunka…(Qiso aad kaaga YAABIN doonta)
(World) 07 Jan 2018. Markaad ka fikirto laacibka ugu TAAJIRSAN kubbada adduunka waxaa durba kugu soo dhacaya sida Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
Spain
Messi oo markale Shabaqa tagay iyo Barcelona oo weli la joojin la’yahay…+SAWIRRO
(Spain) 07 Jan 2018. Barcelona oo mininkeeda joogta ayaa 3-0 ku maquunisay Levante taa oo ka dhigan in laga adkaan…
Read More »