SSC NAPOLI VS HELLAS VERONA: Shaxda & safafka ay galabta kusoo geli karaan!

(Napoli) 06 Jannaayo 2018 – Waxaa galabta kulan adag oo muhim ah labada naadi oo ay midina sare u ordayso midina ay hoos ka ordayso ciyaaraya labada kooxood ee SSC Napoli vs Hellas Verona.

Dhanka Napoli: Laacibiinta oo idili waa u dhan yihiin marka laga reebo Milik iyo Ghoulam oo dhaawacyo dheer ku maqan. Waxaa soo noqonaya laacibiintii loo nasiyay kulankii Coppa Italia. Mario Rui ayaa dadabka bidix kusoo noqonaya kaddib ganaaxii, halka midig uu fuuli doono Hysaj.

Dhanka Verona: Laacibka kooxdaasi ka socda ee Caceres ayaa safanaya. Qannaasyada Kean iyo Bessa ayaa ka cas cad Pazzini iyo Valoti. Waxaa weli maqan Cerci halka uu soo noqonayo Fares.

KAYDKA

  • 22 SEPE, 1 RAFAEL, 42 DIAWARA, 21 CHIRICHES, 11 MAGGIO, 62 TONELLI, 15 GIACCHERINI, 19 MAKSIMOVIC, 30 ROG, 18 LEANDRINHO, 37 OUNAS, 20 ZIELINSKI

 

  • 17 SILVESTRI, 40 COPPOLA, 69 SOUPRAYEN, 97 FELICIOLI, 5 B. ZUCULINI, 93 FARES, 37 BEARZOTTI, 11 PAZZINI, 23 CALVANO, 14 F. ZUCULINI, 21 LEE, 27 VALOTI

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Milik, Ghoulam
  • Laner, Cerci, Brosco, Zaccagni

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close