RASMI: Coutinho oo ku biiray kooxda Barcelona + Sawirro & Muuqaal

(Barcelona) 06 Jannaayo 2018 – Philippe Coutinho ayaa rasmiyan noqday laacib ka tirsan kooxda  Barcellona, sida kasoo baxaysa kooxaha Liverpool iyo Barcelona.

Coutinho oo lagu qaatay 160 milyan oo euro, ayaa saxiixay qandaraas taxnaan doona tan iyo 2023, kaasoo lagu fasaqi karo 400 milyan oo euro.

Liverpool FC ayaa xaqiijisay in Philippe Coutinho uu ka tegayo oo uu ku biirayo FC Barcelona oo iyaduna farriin soo dhowayn ah soo dhigtay Twitter-ka.


b

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close