Imisa boos ayuu Coutinho uga dheeli karaa kooxdiisa Barcelona? + Sawirro iyo Muuqaal

(Barcelona) 06 Jannaayo 2018 – Philippe Coutinho ayaa rasmiyan noqday laacib ka tirsan kooxda  Barcellona, sida kasoo baxaysa kooxaha Liverpool iyo Barcelona.

Coutinho oo lagu qaatay 160 milyan oo euro, ayaa saxiixay qandaraas taxnaan doona tan iyo 2023, kaasoo lagu fasaqi karo 400 milyan oo euro.

Haddaba, imisa boos ayuu Coatinho uga dheeli karaa kooxdiisa cusub ee Barcelona? Hoos ka eeg ilaa 3 shax oo kale geddisan.

b b1 b3

b

b b1 b2

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close