Arsenal oo ku dhaw dhamaystirka saxiixa daafac ka ciyaara Premier League

 Jonny Evans in action against Arsenal last week - he could be on the move to the Emirates soon

(London) 06 Jan 2018 Arsenal iyo West Brom ayaa ku dhaw inay isla gaaraan heshiis uu Jonny Evans ugu wareegayo kooxda Gunners suuqa bishaan Janaayo.

Labada kooxood ayaa ku dhaw inay ku soo afjaraan heshiiska 30 jirkaan lacag dhan 25 milyan oo Ginni, sida ay baahisay The Sun.

 Arsenal are close to agreeing a deal to sign Jonny Evans from West Brom

Mustaqbalka Jonny Evans ee West Brom ma ahayn mid cad tan iyo suuqii xaggaaga, markaas oo ay doonayeen saxiixiisa Manchester City iyo Arsenal.

City ayaa waqtigaas ka soo gudbisay dalab dhan 25 milyan oo Ginni, laakiin tababarehoodii hore ee Tony Pulis ayaa ka hor yimid in laacibku uu baxo.

Daafac xumada ka muuqata Arsenal xiliciyaareed kaan, ayaa ku qasbaysa tababare Wenger inuu sameeyo saxiix kale oo wayn bishaan Janaayo, kaas oo ah laacibkii hore ee Man United ee Evans.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close