Tababarayaasha iyo ciyaartoyda u sharaxan abaal marinta bisha ee EPL oo la shaaciyay

(London) 05 Jan 2018 Premier League ayaa shaaciyay liiska ciyaartoyda iyo tababareyaasha u sharaxan abaal marinta bishii dhamaatay.

Tababareyaasha waxaa hogaaminaya Pep Guardiola oo kooxdiisu ay hogaanka horyaalka ku hayso ilaa 15-dhibic.

Liiska tababareyaasha u sharaxan abaal marinta bishii December ee Premier League ayaa kala ah: Sam Allardyce, Pep Guardiola, Jurgen Klopp, Mauricio Pochettino, Antonio Conte iyo Roy Hodgson.

Liiska ciyaartoyda u sharaxan abaal marinta bisha ayaa kala ah:

Marcos Alonso, Marko Arnautovic, Roberto Firmino, Harry Kane, Jesse Lingard, Riyad Mahrez, Nicolas Otamendi iyo Mohamed Salah.

Gool dhalinta bisha waxaa ku tartamaya:

Mesut Ozil vs. Newcastle.

Jordan Ayew vs. Crystal Palace.

Philippe Coutinho vs. Swansea.

Steven Defour vs. Man United.

Danny Drinkwater vs. Stoke.

Jermain Defoe vs. Crystal Palace.

Mohamed Salah vs. Everton.

Abdoulaye Doucouré vs. Huddersfield.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close