SAWIRRO: Xiddigihii hore iyagoo AF-Dulaaqan ayay iska ciyaari jireen balse Kuwa Maanta!!!

dad

(Europe) 05 Jan 2018. Ciyaarista kubbada cagta ee berigaan waa mid casri ah oo waxaa xooga la saaraa muuqaalka shaqsiga oo malaha lacago badan lagu helo xayaysiimaha uu sameeyo.

Weeraryahankii hore ee Leeds United, Manchester United iyo Milan Joe Jordan ayaa ku qanacsanaa inuu ciyaaro isagoo af dulaaqan sideetameeyadii.

Balse wax kasta waa ay isbadeleen iminka oo Kumanaan ayay ciyaartoyda ku bixiyaan sidii ay isaga qurxin lahaayeen ilkaha iyagoo iska toosinaya amaba caddeenaya oo ifinaya, xitaa kuwaa wajiga isaga sameeya qaliin si ay isku qurxiyaan.

Haddaba waxaan hoos kugu heynaa xiddigo waa wayn sida Ronaldo, Bale, Coutinho iyo kuwa kaloo badan oo Ilkaha qarash badan isaga hagaajiyay.

Sawirrada waxaa ku jira kuwa qaar oo ilkaha caddeystay oo ifiyay maadaama uu markii hore ka cagaarnaa.

SAWIRRO:

Cristiano Ronaldo

r r1

Gareth Bale

b b1

Philippe Coutinho

c c1

Brendan Rodgers

br br1

Ronaldinho:

rr

rq1

Gary Lineker

lin lin1

Roberto Firmino

fr fr1

Jurgen Klopp

j j1

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close