RASMI: Mohamed Salah oo ku guulaystay laacibka SANADKA ee Afrika +SAWIRRO

(Accra) 05 Jan 2018 Weerar yahanka reer Masar ee Mohamed Salah ayaa ku guulaystay laacibka sanadka ee qaarada Afrika.

25 jirkaan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad loola dhacay sanadkii dhamaaday ee 2017 markaas oo uu ka soo dhaqaaqay Roma kuna biiray Liverpool.

 Mo Salah was rewarded yet again for his stunning season

Salah ayaa abaal marintaan ka dul qaaday Sadio Mane oo soo galay booska labaad iyo Aubameyang oo soo galay booska 3-aad.

Waa abaal marintii 3-aad ee laacibku uu si shaqsi ah u helo 2017, wuxuuna horay ugu soo kala guulaystay laacibka Afrika ee BBC, laacibka sanadka ee wadamada carabta iyo laacibka sanadka ee qaarad waynta Afrika.

2017 waxaa si wayn loogu xusuustaa Mohamed Salah sidii uu ugu hogaamiyay xulkiisa Masar koobka adduunka ee 2018.

 Sadio Mane, Asisat Oshoola, Mo Salah and Pierre-Emerick Aubameyang all win at the CAF awards bash

 Mo Salah picks up his award after a blistering start to the season with Liverpool

 Liverpool ace Mo Salah was crowned the best footballer in Africa

 Mohamed Salah's season gets even better after adding to his trophy haul

 Sadio Mane, Mo Salah and Pierre-Emerick Aubameyang take to the stage for the ceremony

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close