Kulamada Caawa la ciyaarayo Serie A iyo Saacadaha ay soo galayaan…(Fiorentina vs Inter)

ii

(Italy) 05 Jan 2018. Horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ayaa dib loo amba qaadi doonaa kaddib fasax gaaban oo sanadka cusub.

Inter Milan ayaa u safreysa Fiorentina iyadoo laga warqabo inay wax guul ah gaari waysay saddexdii kulan ee ugu dambeysay.

Nerazzurri ayaa hogaanka heysay iminkana waxaa laga riday kaalinta 3-aad oo 7-dhibcood ayay u jirtaa Napoli oo hogaanka heysa.

Haddaba kulamada Caawa la ciyaari doono Serie A ayaa kala ah:

08:00 Habeenimo: ChievoVerona Vs Udinese

10:45 Habeenimo: Fiorentina vs Inter Milan

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close