FIORENTINA VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Firenze) 05 Jannaayo 2017 – Waxaa goor aan fogayn ciyaaraya labada kooxood ee Fiorentina vs Inter Milan oo ku ballansan garoonka Viola.

Dhanka Inter: Spalletti ayaa waxaa weli ka maqan D’Ambrosio iyo Miranda oo dhaawacan. Waxaa safanaya Ranocchia oo ku lamaanan Skriniar iyo Cancelo oo dadabka midig buuxinaya, halka bidix uu qabsanayo Santon. Nerazzurri ayaa waxaa u safan isla kooxdii bareejada la noqotay Lazio, waxaana dhexda taagan Gagliardini iyo Vecino. Joao Mario ayaa ka mudan Candreva.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close