EEG: Maxay tahay taaladan aan nooceeda oo kale hore loo arag ee Ronaldo looga taagay Moscow…Muxuuse yahay ujeedka?

15150865054647

(Moscow) 04 Jan 2018. Taalo kale ayaa loo taagay Cristiano Ronaldo, marka waxa laga sameeyey baraf.

Xilli ay Russia, gaar ahaan Moscow isu diyaarineyso qaban qaabada koobka aduunka, waxa ay isku dayayaan in ay xamaasaddiisa ku kordhiyan dhisidda 40 taalooyin oo la xiriira kubadda cagta.

Ronaldo waxa uu noqday kuwa ugu dambeeya eek u biiray, waxaana lagu soo bandhigi doonaa carwada sanad walba la qabto ee lagu muujiyo talooyinka parka ee Poklonnaya.

15150873951962

Waxaa intaas dheer, dhawr wadan oo lagu yaqaano koobka aduun sida Spain iyo Portugal waxaa loo sameeyey teendooyin!

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close