XOG CUSUB: Jakub Jankto oo qarka u saaran inuu ku biiro kooxda AC Milan

(Udine) 03 Jannaayo 2018 – Waxaa soo baxaya war ay qorayaan webabka ciyaaraha Talyaaniga iyo kuwa caalami qaarkood oo ku saabsan in AC Milan ay qarka u saaran tahay laacibka khadka dhexe ee Jakub Jankto ee kooxda Udinese.

Sida ku dhigan SpazioMilan, waxaa la isku fahmey iibka laacibka kaasoo isla Sabtiga soo aaddanba caafimaadka u maraya kooxda Rossoneri oo ilaa xagaagii raadinaysay.

Warsidaha ayaa sheegaya in Udinese ay Jimcaha la ciyaarayso kooxda Verona, iyadoo Jankto oo ciyaartaa dheeli doonaa uu kaddib u shiraacan doono dhanka Milano si uu isla Sabtiga xigaba caafimaadka ugu maro kooxda Milan oo dheeraynaysa si ay uga fursato laacibka oo ay doonayaan kooxo badani.

B

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close