Real Madrid oo is raacineysa €150 million iyo Gareth Bale si ay u hesho xiddiggan ka dheela Premier League-ga….ogow ma aha Hazard

(Madrid) 03 Jan 2017. Real Madrid waxa ay diyaar la tahay €150 million oo lagu sii daray Gareth Bale si ay u hesho Harry Kane, sidaas waxaa qortay Sport oo ka soo baxda Spain.
Los Blancos waxa ay ku qiimeysaa Bale €50m, taas oo ka dhigan in dalabkoodu ku dhawaan doono €200m.
Waxa ay loolan kala kulmi karaan Manchester United oo dooneysa in ay xoojiso duullaankeeda.
Gool FM.