Michael Essien oo TAALO fool xun looga taagay dalkiisa Ghana…(EEG SAWIRKA)

mar

(Ghana) 03 Jan 2018. Waxaa baraha bulshada looga maadeystay taaladii loo taagay Maradona iyo tii Cristiano Ronaldo looga sameeyay Garoon diyaarad oo laga furayay dalkiisa kaddib markii si fool xun loo ekeysiiyay.

Balse taa waa la ilaawi doonaa marka la arko mida rugcadaagii hore ee Chelsea Essien looga taagay magaalada Accra ee dalka Ghana.

ee

Xiddiga qadka dhexe sida mashiinka uga shaqeyn jiray ayaa isku qoray buuga taariikhda ee Stamford Bridge kaddib markii uu kula guuleystay Sagaal koob sagaal sano uu ku qaatay Galbeedka London.

Xulka Ghana ayuu u saftay 58-kulan wuxuuna marar qaar u xirtay Kabtanimada.

Yeelkeede. Essien ayaa iminka ku biiray xiddigaha taalada looga taagay dhulkooda hooyo si loogu aqoonsado waxqabadkooda.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close