Ashley Cole oo qandaraas cusub u saxiixay Los Angles

Ashley-Cole-LA-Galaxy

(Los Angles) 03 Jan 2017. Los Angeles Galaxy waxa ay ku dhawaaqday in dadabkii biddix ee Chelsea Ashley Cole saxiixay sanad hor leh oo qandaraas ah si uu MLS-ka uga sii ciyaaro.

Laacibkii hore ee England waxa uu ku sugnaa USA tan iyo 2016 isaga oo Galaxy uga soo biiray Roma.

Tan iyo intii uu joogay Mareykan,Cole waxa uu matalay kooxda Sigi Schmid 55 kulan waxa uuna haysan doonaa sanad kale.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay in Ashley Cole uu soo noqon doono,” ayuu yiri Sigi Schmid.

“Hogaamiye cajiib ah ayuu u ahaa kooxdeena waxa uuna cadeeyey in uu ku guuleysan karo hryaalkan waxaana ku kalsoonnahay in aan sii wadi doonto horyaalka soo socda.”

Heshiiskii hore ee Cole waxa uu dhacay 2017.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close