Maxaa ku kallifaya Real Madrid in ay Kroos siiso Manchester United?

nintchdbpict000375414249

(Madrid) 02 Jan 2017. Real Madrid waxa ay diyaar u tahay in ay siiso Manchester United Toni Kroos si ay dhabbaha ugu xaarto saxiixa Neymar.

Los Blancos waxa ay ku raad joogta Superstar-ka xagaagii dhawaa aduunka rikoorka noqday £198million ugu biiray PSG iyada oo u aragta bedelka Ronaldo.

Isku day kasta oo ay Real ku dooneyso Neymar waxa ay ku qasbanaan doontaa in ay ixtiraamto nidaamka dhaqaalaha xadida ee Financial Fair Play.

Majaladda ka soo baxda Spain ee Don Balon waxa ay sheegtay in masuuliyiinta Bernabeu ay diyaar u yihiin Kroos in ay ku wareejiyan United oo ka dhigatay bartilmaameedkooda kowaad.

Man City oo lagu yaqaan in ay suuqa galiso dhaqaale badan ayaa iyaduna a xulasho kale.

nintchdbpict000374366142

Hase ahaatee, Madaxweynaha Real, Perez ayaa isna qiimeyn ku wada bal in la fasixi karo Kroos oo ku guuleystay koobka aduunka 2014.

Xilli ciyaareedkan jawiga dheesha Kroos ma ahayn mid wanaagsan, Mourinho waa tababare jecel ciyaaryahanka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close