Dhibaato hor leh oo soo wajahday saxiixii Philippe Coutinho ee Barcelona

Philippe-Coutinho-847356

(Barcelona) 01 Jan 2018 Barcelona ayaa ku rajo wayn inay dhamaystirto saxiixa Philippe Coutinho suuqa kala iibsiga ee bishaan janaayo.

Laakiin kooxda ayaa wajahaysa dhibaato hor leh oo ka hor istaagaysa in laacibku uu u dhaqaaqo Camp Nou waqtigaan.

Coutinho

The Sun ayaa daaha ka qaaday in tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp uu dhibaato ku yahay dhamaystirka Barcelona ee saxiixa laacibka reer Brazil.

Tababare Klopp ayaa ku dadaalaya sidii Philippe Coutinho uu Liverpool ugu sii hayn lahaa inta ka harsan xiliciyaareed kaan, maadama kooxdu ay sifiican iskula jaan qaaday bilihii u danbeeyay.

Coutinho ayuu isfahan xoog leh kala dhexeeyaa Salah iyo Firmino oo lagu daray Mane, Klopp ayaa rumaysan in sii haysiga xiddiga reer Brazil ay wax wayn u noqon karto Liverpool xiliciyaareed kaan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close