Day: January 1, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Jaceyl waa Jiraa oo waxaa kuu caddeynaya Jikaarka uu ku jiro Neymar…(Aqri Sheekadan)
(Europe) 01 Dis 2017. Waxaa dib u shidmay shumicii Jaceylka ee Neymar iyo Bruna Marquezine iyadoo uu xitaa kolkan dareenkiisa…
Read More » -
England
Man United oo ugu dambeyn guul gaartay…+SAWIRRO
(England) 01 Jan 2018. Manchester United ayaa saddex bar baro kaddib caawa guul gaartay kaddib markii ay 2-0 uga adkaatay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Diida ama Yeela, anaa idin kugu Laacibsan.”. Ibrahimovic oo weeraray saxaafada Dalkiisa Sweden
(Europe) 01 Jan 2018. Zlatan Ibrahimovic ayaa ka jawaabay dhaleeceymaha ay u soo jedinayaan saxaafada dalkiisa hooyo kuwaa oo weli…
Read More » -
England
Chelsea oo heshiis la gaartay Riyad Mahrez (Imisa sano ayuu u saxiixayaa?)
(London) 01 Jan 2018 Sida uu baahiyay Di Marzio, Chelsea ayaa gacanta ku soo dhigtay laacibka Leicester City ee Riyad Mahrez. Chelsea…
Read More » -
Wararka
EPL: Klavan oo guul muhiim ah farta ka saaray Liverpool waqtigii dhimashada +SAWIRRO
(Liverpool) 01 Jan 2018 Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaartay Burnley oo ay marti u ahayd, daafacooda Ragnar Klavan ayaana farta…
Read More » -
England
Ederson oo ka warbixiyay sirtii ka danbaysay inuu badbaadiyo rigooradii Luka Milivojevic
(Manchester) 01 Jan 2018 Goolhayaha Manchester City ee Ederson ayaa ka warbixiyay sirtii ka danbaysay inuu badbaadiyo rigooradii loo dhigay Crystal…
Read More » -
Germany
Schalke oo beenisay in Leon Goretzka uu ku biirayo Bayern Munich
(Gelsenkirchen) 01 Jan 2018 Kooxda Schalke04 ayaa beenisay in laacibkooda Leon Goretzka uu ku biirayo kooxda Bayern Munich. Wargayska Bild ayaa xalay…
Read More » -
Uncategorized1
Modric oo soo bar bareeyey rikoorkii Devor Suker
(Madrid) 01 Jan 2018. Laacibka Real Madrid Luka Modric waxaal loo magacaabay laacibka sanadka ee Croatia isaga oo bar bareeyey rikoorkii…
Read More » -
Wararka
Shax laga sameeyey kooxda ugu wacan xilli ciyaareedkan ilaa iyo haatan
(London) 01 Jan 2018. Ciyaaryahaada Harry Kane, Kylian Mbappe iyo Kevin de Bruyne ayaaa hogaaminaya shaxda ay shabakadda Goal.com ka sameeyey…
Read More » -
England
Waa maxay sababta Philippe Coutinho uu u seegayo kulanka Burnley?
(Liverpool) 01 Jan 2018 Philippe Coutinho ayaa silama filaan ah looga dhex waayay shaxda kooxda Liverpool ee daqiiqado kadib la ciyaaraysa…
Read More »