Arsenal oo guul gaari waysay xilli ay ku ciyaareysay Wada Gaduud markii ugu horreysay 40-sano kaddib…+SAWIRRO

(England) 31 Dis 2017. Arsenal ayaa bar baro 1-1 la dhaafi waysay West Bromwich Albion ciyaar la isku riiqmay.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta ayaa misane gool la iska dhalin ilaa laga gaaray daqiiqadii 83-aad kolkaa ay Gunners heshay goolka koowaad.

Kubbad Free Kick uu tuuray Alexis Sanchez oo ku socotay joog hoose ayaa ku dhacday James McClean oo sidaa ku dhalatay.

Balse nasiib darro 89-aad daqiiqo ayaa goolka laga soo bar bareeyay oo waxaa rigoore ka dhaliyay Jay Rodriguez.

Arsenal ayaa ku ciyaareysay dhar wada gaduud ah xitaa sigisaanta waana markii ugu horreysay 40-sano kaddib.

SAWIRRO:

Sanchez wears Arsenal's changed home kit on New Year's Eve

WEST BROMWICH, ENGLAND - DECEMBER 31:  Alexandre Lacazette of Arsenal holds off Jonny Evans of West Bromwich Albion during the Premier League match between West Bromwich Albion and Arsenal at The Hawthorns on December 31, 2017 in West Bromwich, England.  (Photo by Jan Kruger/Getty Images)

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close