Man United oo ka dhacday kaalinta 3-aad…+SAWIRRO

(Manchester) 30 Dis 2017. Manchester United ayaa taako kale loo dhigay kaddib markii ay bar baro 0-0 la dhaafi waysay Southampton.

Waa kulankii saddexaad oo xiriir ay ay Red Devils bar baro galeyso.

Jose iyo xarfaantiisa ayay si xun uga jajaban tahay oo baryahan wax guul ah way ku sari la’yihiin.

Waxaa taa uga sii daran inuu dhaawac madaxa ah ka soo gaaray dhaliyahooda Romelu Lukaku oo bilowga ciyaarta garoonka laga saaray.

Man United inay horyaal ku guuleysato iska dhaafee waxayba hoos ugu dhacday kaalinta saddexaad ee kala sarreynta oo waxaa ka soo sara maray Chelsea.

SAWIRRO:

man

m m1 m2 m3 m4 man

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close