EPL: Chelsea oo xasuuqday Stoke City +SAWIRRO

 Chelsea smashed Stoke City 5-0 at Stamford Bridge - scoring three in the opening 23 minutes

(London) 30 Dis 2017 Chelsea ayaa iska xaadirisay booska labaad ee kal saraynta jadwalka horyaalka ingiriiska kadib guul wayn oo ay ka gaartay Soke City.

3 daqiiqo, Daafaca ku cusub Chelsea ee Antonio Ruediger ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa kadib karoos uu ka helay Willian, wuxuuna ka dhigay natiijada 1-0.

 The header was Rudiger's third goal of the season

9 daqiiqo, Drinkwater ayaa hogaanka u sii dheereeyay Blues kadib markii uu shabaqa ku hubsaday kubadd uu ka soo laaday afaafka hore ee diilinta ganaaxa, wuxuuna ka dhigay natiijada 2-0.

23 daqiiqo, Pedro ayaa quusiyay Stoke City qaybtii hore kadib markii uu shuuday kubadd uu ka helay Willian, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 3-0, sidaas ayaana lagu kala nastay.

Qaybtii dambe, Chelsea ayaa halkeeda ka sii waday qaab ciyaareedka fiican, waxayna sameeyeen isku dayo cajiib ah.

 Danny Drinkwater made it 2-0 within 10 minutes, scoring a lovely volley

73 daqiiqo, Willian ayaa gool u badalay rigoore loo dhigay, wuxuuna ka dhigay natiijada ciyaarta 4-0.

88 daqiiqo, Zappacosta ayaa hurdo u diray ciyaarta, kadib markii uu Chelsea u dhaliyay goolkii 5-aad ee ciyaarta.

Chelsea ayaana sidaas ku gaartay guul wayn oo 5-0 ah, waxayna soo tiigsatay booska labaad, iyaga oo 2-dhibic ka sareeya United oo goor dhaw ciyaari doonta.

 Mark Hughes is now odds-on to be sacked by Stoke City

 The win was the fifth in their last six for Antonio Conte's Blues

 Antonio Rudiger opened the scoring after just three minutes, heading home a Willian free-kick

 Drinkwater controlled on his thigh, before guiding a volley into the corner

 Pedro swept home a curling effort past Jack Butland to make it 3-0 inside half an hour

 Pedro also scored against Stoke earlier this season

 Willian capped an impressive performance with a second-half penalty

 Davide Zappacosta fired in late on to make it five for the Blues

 Eden Hazard was dropped to the bench with the Blues facing Arsenal in midweek

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close