Day: December 29, 2017
-
Bannaanka Garoonka
SSC Napoli oo caawa ku ciyaaraysa funaanad ay ku maamuusayso arrin gaar ah! (Daawo)
(Crotone) 29 Dis 2017 – Kooxda SSC Napoli oo haatan la ciyaaraysa kooxda Crotone ayaa ku dheeleysa funaanad khaas ah…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Crotone vs SSC Napoli 0-1 (Napoli oo noqotay horyaalka jiilaalka)
Crotone: Cordaz; Faraoni, Simic, Ceccherini, Martella; Rohden, Barberis, Mandragora; Trotta, Budimir, Stoian Kaydka: Festa, Viscovo, Aristoteles, Kragl, Suljic, Pavlovic,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Ma wuxuu ka wanaagsan yahay Paolo Maldini ama Giuseppe Bergomi?” Mourinho oo ka dayriyay lacagta Virgil van Dijk
(Manchester) 29 Dis 2017 – Macallinka Manchester United ee Jose Mourinho ayaa dood geliyay lacagta ay Liverpool kusoo qaadatay Virgil…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: ”Anigu sixirroole ma ihi” – Gattuso oo Milan uga digey inay is dhigato!
(Florence) 29 Dis 2017 – Macallinka AC Milan ee Gennaro Gattuso ayaa sheegay “In uusan sixirroole ahayn” kahor kulanka uu…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Elman oo si aan caadi aheyn ugu dabaal degtay Super Cup-ka Soomaaliya
(Muqdisho) 29 Dis 2017. Cabdi Joon ayaa koobkii labaad oo xiriir ah u qaaday kooxda Elman,iyadoo ku guuleysatay Super Cup-ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ciyaartoydii xalay diiday inay la dabaal degaan Alexis Sanchez oo la ogaaday!!!
(England) 29 Dis 2017. Kulankii xalay ay Arsenal 3-2 uga adkaatay Crystal Palace ayaa laga diiwaan galiyay arrin yaab leh…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Elman oo ku guuleysatay Super Cup kaddib markii ay ka adkaatay Dekadda
(Muqdisho) 29 Dis 2017. Naadiga Elman ayaa ku guuleystay Super Cup kaddib markii ay gool madi ah ku martay kooxda…
Read More » -
England
Eden Hazard oo diiday inuu heshiis cusub u saxiixo Chelsea
(London) 29 Dis 2017. Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaan heshiis cusub u saxiixi doonin Chelsea sida uu sheegayo aabihii. Heshiiska…
Read More » -
Soomaaliya
Dekadda VS Elman…(Super Cup Somalia oo galabta lagu balansan yahay)
(Muqdisho) 29 Dis 2017. Ka hor biloowga xili ciyaareedka cusub ee horyaalka soomaaliya waxaa maanta la ciyaari doonaa Super Cup-ka…
Read More » -
England
Morata oo gacmaha ka taagay in la soo qaban karo Manchester City
(London) 29 Dis 2017. Alvaro Morata ayaa qiray inay Chelsea heysan dooq kale oo aan ka ahayn inay guulaha sii…
Read More »