Day: December 28, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: Crystal Palace vs Arsenal 1-2 (Gunners oo guul gaartey)
Here’s the #CPFC team to take on @Arsenal this evening!#CRYARS pic.twitter.com/q4w2LlBcGI — Crystal Palace F.C. (@CPFC) 28 december 2017 …
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maamulaha Guud ee Milan iyo Macallinka Inter Milan oo lagu maadsadey + Sawirro
(Milano) 28 Dis 2017 – AC Milan ayaa u baahatay ilaa waqtiga dheeriga ah si ay Inter ugu garaacdo 1-0…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Waa kuwee 20-ka daafac ee ugu qaalisan dunida kubadda cagta?
(London) 28 Dis 2017 – Kooxda Liverpool ayaa £75m ee gini kusoo qaadatay daaficii Southampton ee Virgil van Dijk taasoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Haku mashquulinnina sicirka ee tayada eega!” – Klopp oo taageerayaasha Reds u sheegay waxtarka Virgil van Dijk
(Liverpool) 28 Dis 2017 – Macallinka Jurgen Klopp ayaa u sheegay taageerayaasha Liverpool inay iska indha tiraan £75m ee gini…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Montella oo loo dhiibayo kooxda Sevilla
(Sevilla) 28 Dis 2017 – Kooxda Sevilla ayaa ku dhawaaqday in Vincenzo Montella uu noqon doono macallinkooda cusub marka la…
Read More » -
Afrika
Madaxwaynaha Cusub ee Dalka Liberia oo guushiisa ciyaareed uga mahdinaya Arsene Wenger
(Monrovia) 28 Dis 2017. George Weah oo dhawaan loo doortay Madaxwaynaha cusub ee dalka Liberia inkastoo si rasmi ah loo…
Read More » -
Ameerika
Halyeey hore oo ciyaar socota dhexdeeda Jacayl been ah ugu soo bandhigtay Gabar calan wade ah (DAAWO)
(Sao Paulo) 28 Dis 2017 Laacibkii goysmada badnaa ee xulka Brazil ee Denilson ayaa sameeyay arin aad loola yaabay xili uu…
Read More » -
Italy
Ogoow sababta dhabta ah ee ka danbaysa in Juventus ay keyd galiso Paulo Dybala
(Torino) 28 Dis 2017 Weerar yahanka reer Argentina ayaa daris la noqday keydka kooxdiisa kulamadii u danbeeyay. Paulo Dybala ayaa keydka…
Read More » -
England
DAAWO OO ARAG: Sida uu Anthony Martial u galayo daafaca cusub ee Liverpool Van Dijk
(England) 28 Dis 2017. Liverpool ayaa lacagihii ugu badnaa ebid Taariikhda daafac lagu iibsado kala baxday Virgil Van Dijk. 75-milyan…
Read More » -
England
Man United oo dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay Paulo Dybala iyo Juventus oo soo diiday (Maxay isku haayaan labada kooxood?)
(Manchester) 28 Dis 2017 Manchester United ayaa dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay weerar yahanka Juventus ee Paulo Dybala. Metro ayaa daaha ka…
Read More »