”Kulanka Derby Milano la mid ma aha ciyaar kale” – Luciano Spalletti

(Milano) 26 Dis 2017 – ”Waa ciyaar aad muhim u ah. Ma jirto shuruud ku xiran natiijada ciyaartan oo aan ciyaaraha kale la mid ahayn.” ayuu yiri macallinka Inter ee Luciano Spalletti oo la hadlayay hilinka Rai.

Waxaa habeen dambe TIM Cup ku ballansan labada kooxood ee Milanese-ka ah ee AC Milan vs Inter Milan oo ay habeen dambe San Siro ku daawan doonaan dad ka badan 60 kun oo taageere.

”Waxaan nahay diyaar, waana ciyaar aannu ku gaari karno nus-dhamaadka sidaa darteed, waa inaan aad u dadaalnaa”. ayuu raaciyay.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close